top of page

Ayaa Aanu Nahay

moonlight.jpg

waxa moonlight deeqsi la aasaasay 20-december-2021 waxana aasaasay IBRAAHIM SH.HASSAN UGAAS oo wakhti aad u badan joogay qurbaha balse ugu danbeyn go'aansaday inuu dhulkiisa hooyo ka furo ganacsi bulshada adeeg wanaagsan siiya.

moonlight deeqsi waxyaabaha uu kaga duwan yahay restaurantyada kale ayaa ah adeega ama shayga aad dalbato oo aanan kaa raageyn sidoo kale nadaafada oo aad u saraysa sidoo kale ugu kaalay cuntooyin ku qanciya.

bottom of page